Maanta iyada oo aan loo kala harin waxaa lasii sagootiyey Raiisulwasaarihii hore Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Husseen

  Waxaa maanta Gagida dayuuradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo buuxiyey Madaxdii dalka iyo ergooyin farabadan oo uu hoggaaminayo Madaxweeynaha Soomaaliya waxaana markii uu soo degay maydka Marxuumka loo galbiyey Masjidka Isbahaysiga oo janaasadiisa lagu tukaday kaddibna waxaa loo qaaday maydkii Qabuuraha qaranka waxaana lagu aasay isla aaggii lagu aasay madaxweeynihii hore ee … Continue reading Maanta iyada oo aan loo kala harin waxaa lasii sagootiyey Raiisulwasaarihii hore Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Husseen